Tiktok:
youtube:
  • 52798
    Global Ranking
  • 1111
    Country/Region Ranking
  • 1.04M
    Followers
  • 69
    Videos
  • 19.62M
    Likes
  • New Videos
    3
  • New Followers
    778
  • New Views
    1.17M
  • New Likes
    78.66K
  • New Reviews
    5.81K
  • New Share
    5.44K

Shiine Culay  Data Trend (30 Days)

Shiine Culay Statistics Analysis (30 Days)

Shiine Culay Hot Videos

Umadda Soomaaliyeed waxan u cadaynayaa in aan Huda iyo Nimca Jookar toona isoo wicin, Jookar igadaa fuustadaa igu soo riixayso 🏃🏿‍♂️ #shiineculay #fyp #somalitiktok #foryou #huda_amuun_
726.77K
46.31K
6.37%
4
1.85K
3.47K
Ciidanka Qaranka Somaliland iyo dabaal degii 18 May 🇭🇺 The National Army of the Republic of Somaliland celebrates the 34th anniversary of the country's regaining of independence 🫡 #shiineculay #somaliland #somalilandtiktok #18may💚🤍❤️
720.93K
63.87K
8.86%
27
2.02K
2.32K
Afrikada habsaantay Hargeysa waa ka tagtay 🇭🇺 Hambalyo Jamhuuriyada Somaliland 👏 #shiineculay #somalilandtiktok💚🤍❤ #somaliland #somalitiktok #hargeisa
627.69K
48.16K
7.67%
30
1.36K
2.61K
Somaliland waa muqadis 🇭🇺 iyadaa baaqi noqonaysa 💪 #shiineculay #somalitiktok #fyp
420.42K
42.12K
10.02%
1
2.87K
1.68K
Beri ayaan Hargeysa ka soo degi doonaa, Insha Allaah 🛫 Jamhuuriyada Somaliland 🇭🇺 #shiineculay #fyp #somaliland #somalilandtiktok💚🤍❤ #18may💚🤍❤️
413.64K
38.63K
9.34%
11
3.24K
2.47K
Shiine Culay oo hada diyaarad shidaal ku soo shubtay ayaa u soo duulay Hargeysa 🛫 Jamhuuriyada Somaliland Hambalyo 18 May 🇭🇺 Beri subax 11:00 ayaan soo degayaa, Insha Allaah #shiineculay #fyp #somaliland #18may💚🤍❤️
398.15K
37.09K
9.31%
1
1.82K
1.37K
Welcome to Somaliland 🤗 The capital of the Republic 🇭🇺 #shiineculay #fyp #somalilandtiktok💚🤍❤
381.05K
47.6K
12.49%
6
1.34K
1.26K
Geeshkeenoow Guulaysta 🫡 Ciidanka Qaranka, dabaal dega 18 May ee Jamhuuriyada Somaliland 🇭🇺 #somaliland #shiineculay #18may💚🤍❤️
360.23K
34.91K
9.69%
1
718
1.75K
Beesha Warsangeli waxa ku duntay balbaladii Firdhiye 🥹 waxaan qac lama oran karo 😂 #shiineculay #somalitiktok #khaatumostate🐎🇸🇴 #warsangeli
352.41K
18.68K
5.3%
19
1.68K
2.19K
Guuldaradu ma inala dhalatay 🥹 Hambalyo Aisha waa dadaashay 👑 #shiineculay #fyp #missafrica2025 #missafricasomalia2025 #aishaiikow #somalitiktok
336.41K
9.77K
2.9%
5
575
931
Waa soo laabtay, I’m back 💪 haday qaracmayaan 🏃🏾‍♂️ #shiineculay #fyp #somalitiktok #foryou
336.02K
22.97K
6.84%
2
805
860
Dekeda Berbera ayaan maanta soo booqday, Jamhuuriyada Somaliland horumar buuxa bey ku talaabsatay 🇭🇺 #shiineculay #fyp #somalilandtiktok💚🤍❤ #somaliland
287.52K
23.8K
8.28%
8
995
937
Isku taariikh ma nihin, Waxaan ahay xidaga Jamhuuriyada 🇭🇺 #shiineculay #somalilandtiktok💚🤍❤ #hargeisa #fyp #foryou #somalitiktok
282.87K
21.15K
7.48%
9
593
417
Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland 🇭🇺 The National Army of the Republic of Somaliland 🫡 Happy 18 May ✊ #shiineculay #somaliland #18may💚🤍❤️
250.95K
29.64K
11.81%
7
538
962
Maxaa iiga qariseen in aanu Majeerteen isku hooyo nahay 😂 Bah Majeerteenimadu ha waarto 🤝 Caawa Maqaaxidu waxay u xirantahay Boqortooyada duubka weyn 👑 #shiineculay #fyp #somalitiktok #foryou #majeerteen
202.04K
17.46K
8.64%
3
1.31K
988
Gobonimada hawleed nina kuma haleeyee 🛣️ #shiineculay #fyp #somaliland #hargeysa #somalitiktok
178.13K
21.63K
12.14%
0
601
517
@𝐇𝐮𝐝𝐚 𝐒𝐚𝐥𝐚𝐡 𝐎𝐦𝐚𝐫 ꨄ waa u ducaynaynaa, waa Hooyo Soomaaliyeed ee Ilaahay culayska ha ka dulqaado 🤲 #shiineculay #fyp #somalitiktok #foryou #somalilandtiktok💚🤍❤ #huda_amuun_
177.55K
16.87K
9.5%
4
232
267
Lix cisho oo aan dalkayga hooyo u joogay dabaal degii 18 May, dalxiis, dal iyo dad barasho kadib saaka ayaan si nabad ah uga degay Jarmalka. Somaliland mudadii aan joogay waxa la ii soo dhoweeyey si gobonimo leh oo aad marag ka tihiin dhamaantiin aysana jirin wax aan ku suurayn karo. Beelaha Somaliland dega oo dhami inkasta oo ay yihiin dad gob ah hadana Beesha Reer Shiikh Isxaaq waxay iga mudantahay maanta in aan u sacab tumo 👏. Waxa tihiin dad gob ah, garasho leh oo aan gocasho aqoon, aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in Ilaahay dal ina ku wada beeray oo aan hal qaran idin la harsanayo. Madaxweynaha Jamhuuriyada Mudane Cabdiraxmaan iyo Xukuumadiisa waxqabad iyo wadajir sida milgaha leh ee ay ii maamuuseen waa ku mahadsanyihiin. Jamhuuriyada Somaliland waa dalkaygii, iyada ayaan ku qurux badanahay oo wax ku ahay, sidaa darteed geed dheer iyo mid gaaban waxan u fuuli doonaa danaheeda. Qoraal keliya kuma soo koobi karo wanaagiina, waxa inoo balan ah in aan Maqaaxida soo fariisto, Insha Allaah. Somaliland ha noolaato 🇭🇺 Long live Somaliland 🫡. #shiineculay #somaliland #somalitiktok
169.27K
17.3K
10.22%
0
802
364
Hargeysa waa Gobonimadii oo caasimad ah 🙏 Waa ku faraxsanahay in aan dalkaygii hooyo booqdo 🇭🇺 Jamhuuriyada Somaliland jir, joog oo cadowgaa ha jabo 😍 Qarankaygoow Mahadsanid 🫡 #shiineculay #somaliland #fyp #18may💚🤍❤️ #somalilandtiktok💚🤍❤
161.34K
17.69K
10.96%
3
943
948
Qado sharaf sagootin ah oo Hargeysa uu iigu sameeyey Wasiir hore Koore 👏 Somaliland walaalnimo iyo wadajir ayeey halkaa ku soo gaartay 🇭🇺 Guul iyo Gobonimo 💪 #shiineculay #somalilandtiktok💚🤍❤ #foryou #somalitiktok #hargeysa
158.44K
12.41K
7.83%
2
455
403
Please join our TikTok Inspiration Facebook group
We'll share the latest creative videos and you can discuss any questions you have with everyone!
TiktokSpy from IXSPY
Digital tools for influencers, agencies, advertisers and brands.
Independent third-party company,Not the TikTok official website.
Copyright@2021 ixspy.com. All Rights Reserved